Burcad xabsi kaga baxsaday dayuurad Helicobter ah oo la soo qabtay

Booliska dalka Faransiiska ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay Rédoine Faïd, oo ah burcad isagoo diyaarad Helikobter ah adeegsanaya Jeel ka baxsaday bishii Luulyo ee sanadkan. Ninkan oo ahaa qofkii loogu doon-doonista badnaa ee dalkaas ayaa lagu qabtay waqooyiga magaalada Paris, Waxaana lagu soo warramay in lala soo xiray walaalkiis iyo labo nin oo kale. Faïd, … Continue reading Burcad xabsi kaga baxsaday dayuurad Helicobter ah oo la soo qabtay